APK-unduh
File Apk untuk Android
Info singkat
Secara umum, file apk Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) memiliki rating 6.8 dari skala 10. Rating ini adalah rating kumulatif, kebanyakan aplikasi terbaik di play store Google memiliki rating 8 dari skala 10. Total ulasan di play store Google berjumlah 0. Total ulasan bintang lima yang diterima berjumlah 0. Aplikasi ini diberi rating buruk oleh 0 pengguna. Perkiraan jumlah unduhan berada di kisaran lebih dari 10,000+ downloads di play store Google Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) berada dalam kategori Alat, dengan tag dan telah dikembangkan oleh Somali Islamic Library. Anda dapat mengunjungi situs web mereka di not exists atau mengirim surel kepada mereka di alamat tafseeralquran1@gmail.com. Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) dapat diinstal pada perangkat android dengan 5.0(Key Lime Pie)+. Kami hanya menyediakan file apk original. Jika ada materi dalam situs ini yang melanggar hal Anda, silakan laporkan kami. Anda juga dapat mengunduh apk Google dan menjalankannya menggunakan emulator android, seperti big nox app player, bluestacks, dan koplayer Anda juga dapat mengunduh apk Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) dan menjalankannya dengan emulator android, seperti bluestacks atau koplayer. Versi apk Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) yang tersedia di situs kami: 2.0, 1.0. Versi terakhir Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) adalah 2.0, diunggah pada 2022/17/04
Screenshot dari Tafsiirka Quranka Sh. Dirir
Deskripsi dari Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

Bismillahi Raxmaani Raxiim,

Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay in aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Aplikasi-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur'anka oo afsoomali ah ee cosaad .

Waxaan ku dadaalnay dalam aplikasi-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo wax waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur'aanka u dhagaysto.

Astaamaha uu leeyahay application-kan

1. In aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga.

2. Dalam aad aayada aad rabto dooran karto.
- taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad is waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesan karto.

3. Dalam aad qaari'a aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari' oo ay kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.

4. Dalam Marka aad suurada,aayada iyo Qaari'a aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, si adigoo dhagaysanaya tafsiirkii aayadana kitaabka uga aragto.

5. Dalam aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, taasoo kuu fududeyneysa in aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay.


6. Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taaban.

7. Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo kale waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa.

8. Qari'iin cusub
9. Turjumaadka quranka luqada Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay ka faaidaan.

10. Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah, qaybtaas oo aad

a. Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto, waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka
b. Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama “Alarm” wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin/dhagaysan karto
c. Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka quraan sh.dirir

Features-kan oo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faa'idno.
InsyaAllah wakhtiga soo socda waxyaabo kale ayaan ku soo dari doonaa.

Mahadsanidiin.

Riwayat versi Tafsiirka Quranka Sh. Dirir
Baru di Tafsiirka Quranka Sh. Dirir 2.0
Qari'iin cusub
-Tarjumaadka quranka luqada Ingriisiga
Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidan karto
Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad qurabto inaad
Silakan menilai aplikasi ini
Info lebih lanjut
Versi APK Tafsiirka Quranka Sh. Dirir lainnya untuk Android
Android populer aplikasi